Dadka reer Oromo oo calankooda xajka ku qaatay

Dadka oromadu ama loo yaqaano soomaali abow waa dad muslimiin ah oo ku nool dalka itoobiya waxay ku jiraan gumaad daran sida soomaalida oo kale waa dad raba inay ka xoroobaan taliska itoobiya.
sawirka waa xajka waxay wataan calankooda waxayna u baahan yihiin in lagu taageero halgankooda.

Dadka reer Oromo oo calankooda xajka ku qaatay

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post