Sawirka ugu horreeyay laga qaado banaanka carafaad iyadoo ay tahay maalinta sagaalaad ee bisha xajka, sawirkan waxaa la qaaday sanadka markuu ahaa 1889 milaadiga.
waa sawir taariikh ah fadlan share gareey si dad badan ay u arkaan, waxaa ka muuqda sawirka buurta carafo iyo masjidka taariikhiga ah ee namira.