Ookiyaale jirka inta la qalo lagu dhejinayo


 Aduunka aan ku nool nahay waa yaab waxaad arkaysaa dadka inay wax kaste samaynayaa iyagoon xitaa caqligooda u laabanin, iskaba daayee diinta


 

okiyaalkan qofka ayaa loogu dhejinayaa wejiga inta la bujiyo oo bir la galiyo markaas ayaa boolal lagu xirayaa.

marka waligaa ma aragtay waalidan oo kale, habeenkii markaad seexanayso waa kugu jiraa markaad qubeysanayso waa kugu jiraa sow yaab ma ahan.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post