Sawirada dabka Suuqa banaadir ee magaalada Muqdisho

 

Xalay dab aad u xooggan ayaa ka kacay suuqa banaadir ee magaalada Muqdisho, dabkaas wuxuu u eg yahay in laga dambeeyay, waxaa laga yaabaa cadowga soomaaliyeed oo kasoo horjeeda hormarka dalka inay ka dambeeyaan.





Waxaa dhici karta in waxyaalo kale ay sameeyaan oo umadda soomaliyeed dhibaya.

sawirada dabkaas halkan ka daawo

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post