Filsan cabdi waa gabar soomaali ah oo reer jabuuti kasoo jeedo waa gabar qurux badan oo dadka soomaalida aad u jecel, waa gabar ku nool dalka maraykanka oo caan ka ah baraha bulshada.
Quruxda gabadhan ay leedahay dad badan soomaaliyeed ayaa qirsan waa gabar aad la yaabayso markay sheeko ay sheegayso

.jpg)
.jpg)
.jpg)
.jpg)
.jpg)