Homeamin arts Aniga fulay ma ihi wali madaxtooyada baan joogaa Sunday, September 11, 2016 0 Xasan sheekh maxamuud madaxweynaha soomaaliya waqtigiisa wuu dhamaaday dood weyn ayaa ka taagan waxaa la leeyahay sharci darro ayuu ku joogaa, amin arts wuxuu soo sawiray sawir yaab badan oo lala yaabay xasan sheekh oo gaari gacan lagu wado. Tags: amin arts Facebook Twitter