Labiskaaga waa dhaqankaaga tusaale haweenka soomaaliyeed


Shirka hadda la joogo hawenka maanta labis ayay bilaabeen inay qaatan kaas oo ka duwan kan dhaqanka somalida, haddaba waxaan leenahay soomaalida labo nooc ayaan u kala qaadaynaa kuwa wali dharka xishmada wata iyo kuwa surwaal bilaabay, gabar somali surwal inay qaadato aad bay u adkaan jirtay, siiba marka dowladda somali ay burburtay, laakin hadda marka dalalka shihseeyaha la tagay oo qurbo la galay, dadkii way isbaddaleen, waxay bilaabeen inay qaataan dha aan lagu aqoon.







2 Comments

Post a Comment
Previous Post Next Post