Xaalada dadka isku si ma aha tarbiyada ilmaha waxay u noqonaysaa labada waalid, haddii ay labada ilmaha dhalay ayna ka fikirin tarbiyada ilmahooda waxay noqonaysaa sheekada in cunuga aad u halaabo, oo uu wax aabaha iyo hooyada rabin la yimaado, haddii aad tahay nin raba ilmahiisa inay noqdaan kuwa baari ah, iska ilaali inaad barto waxa la dhaho nacayb, cunuga markuu barto nacaybka wuxuu isu rogayaa markuu weynaado caasi waalidiin, qof aan ka maqlaynin labadiisa waalid hadal iyo amar, wuxuu noqonayaa amar diido, haddaba waxaan kuu sheegayaa inaad noqoto nin aad u degan marka uu ilmahiisa la dhaqmayo.