Siday habluhu ugu kala duwan yihiin qalbijileeca


 Haddaba run ahaantii facebook wuxuu noqday meesha naagaha ay aargud soo dhigaan ama oohin ciil ah, gabdhan waxay sheegaysaan inay jeceshay nin iyada la socotay laakin isaga ma jecla markaas ayay boor iyo cabaad isku daraysaa, waxyaalihii filimada jacaylka lagu arki jiray ayaa si dhib loogu jeedaa maalmahan haddaba qofka arko wuu la yaabi doonaa waxa meesha ka jira sheekada jacaylka iyo naagta habka ay u soo dhiibanayso hadalka iyo canaad qalbiyeedka, jacaylka sheekada wata waa sidan waligaa ha jeclaanin qof an ku jeclayn,



Laakin gabar soomaaliyeed kale ayaa arinta aad uga xumaatay waxay ku waaninaysaa muuqalkan gabdha oynaysa, waxay leedahay ninkaas beenta kuu sheegay waxay ugu oynaysaa ha u ooynin jacaylka waxaa istaahilaya ninka adiga ku jecel


 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post