Sheeko dhab ah Wiilka isaga uu soo koriyay baa xaaskiisa ka fuulay



Maxkamada Familka waxaa dacwad geeyay nin 50 jir oo leh xaaskayga waxaan ku arkay wiil ay dhashay xaaskaygii hore oo geeriyootay, oo guriga ku soo koray isagoo yar ayaa la keenay.
taas oo ah ninkan markii xaaskiisa hore ay dhimatay wuxuu soo guursaday gabar 30 jir ah, marka waxaa dhacay wax lama filaan ah kaas oo ah jacayl ayaa dhex maray naagtan iyo wiilka oo hooyadiisa dhimatay .
ninka wuxuu sheegay inuu mar damcay wiilka inuu u guuriyo waayo wuxuu soo barbaariyay 25 sano dhan , wiilka wuu diiday inuu guursado sidoo kale xaaskiisa  ayaa muuqday masayr daran taasoo sheki u keentay ninka , kaddib wuxuu bilaabay inuu xaaskiisa koontaroolo, ilaa uu guriga yimaado maalin iyagoo galmo samaynaya ninkii meesha ayuu ku naxay, wiilka hooyadiisa uu qabay oo uu 25 sano soo barbaariyay oo hadda xaaskiisa xumaan la sameeyay ayuu la naxay
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post