Hababka hadda yurub laysaga dhiibo iyo reeryurub siday yihiin

Qaababka la isu dhiibo yurub iyo leenka sida loo helo tahriibka ayay soomaalida inta badan ka hadashaa, dadka yurub ku nool ayaa qasaya dadka soomaaliyeed oo ku nool gudaha dalka, sababa keena inay badda dadka ku hoobtaan waxaa ugu wacan waxa ay ka sheegaan dadka yurubta degan oo ah, waxyaalaha raaxada meesha ka jirto, taas waxaa ka sii daran iyaga oo lacag badan u soo shubaya dadkooda si ay u soo fuulaan dooman tahluko ah, haddaba waxaa jira dad aad u fara badan oo la dhihi karo, waa dad nolo fiican ku haysto afrika iyagana waxay isku shubayaa badda.


marka dadka ku nool yurub ayaa la dhihi karaa iyagaa ka masuul ah.























2 Comments

  1. yurub somali ad bay u jecel yihiin waa yaab

    ReplyDelete
  2. somalida maanta caqliga ayaa ka tagay waa yab waxay samaynayaan

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post