Nin Faransiis iyo naag afrikaan sheeko dhexmartay oo yab leh

Nin Faransiis ah ayaa u safray Ivory Coast si uu u raadiyo gabadh Nanny ah oo daryeeli jirtay 38 sano ka hor. Farxaddiisa ayuu qarin kari waayay ka dib markii uu la kulmay islaantii waayeelka ahayd.
 Wuxuu siiyay 10 milyan oo Farans ah wuxuuna u qoondeeyay mushaar bishii.
Aabihii waxa uu ka shaqayn jiray Ivory Coast.
Xigasho: PeoplesNews


A Frenchman traveled  Ivory Coast in search of a Nanny who used to take care of him 38 yrs ago. He couldn't hide his happiness after meeting the elderly woman. He gave her 10 million Francs & allocated a monthly salary to her. His father worked in Ivory Coast.
Source: PeoplesNews


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post