Ilhan Omar eeyga maxay ka rabtaa tolow

 Qofka inuu eey saaxiib ka dhigto oo uu sidaas u kaxaysto mar kaste waa dhaqanka gaalada.
Gaalada eeyaha aad bay uga helaan waayo iyaga nijaaso uma kala baxsana eey xataa wuxuu cuno way la cunaan.
Laakin taas la yaab ma laha maxaayeelay qofka gaalka diinta ayuuba diiday inuu eey la saaxiibo wax lala yaabo ma ah.
Marka Ilhan omar waxay ka mid tahay dumarka soomaaliyeed oo maraykanka ku nool inay sida gaalada samayso waxaa ku jirto risaalo ay ku wajaheyso dumarka soomaaliyeed oo ay leedahay eey inay haweeneydu samaysato ayay ku jirtaa ilbaxnimada.
Runtii dhaqanka soomaaliyeed xataa ma waafaqsana in eey sidaas loola saaxiibo.


Ilhaan waxyaabo badan ayay samaysay oo bulshada soomaaliyeed ilaa iyo hadda ay la yaaban tahay.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post