Galmada dhalmada sabab u noqon karta waa maxay

 Galmo kaste dhalmo kama imaan karto waxaa jira qof aan jirro qabin oo haddana naagtiisa muddo badan qaba oo aan dhalin iyadana dhib ma haysto ma dhalays ma aha tolow marka maxaa jira?
Galmada dhalmada sabab u noqon karta waa maxay


 
Biyaha shahwada tayada leh
 
Waxaa muhiim ah qofka biyaha shahwadiisa inay ahaadaan kuwo tayo leh, taas waxaa laga wadaa inay wataan awood dhalmo oo aysan lahayn wax cudur ah, astaamaha lagu garto biyaha noocaas ah waa inay yihiin biyo cad ah oo adag oona badan ugu yaraan waxay gaarayaan hal qaaddo oo kale.
 
Biyaha manida sidee looga dhigaa kuwo tayo leh?
 
Waxaa biyaha tayo u yeeli kara cuntada si gaar ahaan basasha iyo toonta iyo kaluunka iyo  hilibka iyo caanaha iyo miraha yicibta ah sida looska iyo fustuqa.
Intaas oo dhan waxaa ugu muhiimsan qofka inuu biyaha gaaxiyo taas oo laga wado inuu muddo galmo sameyn ugu yaraan 10 maalmood, marka uu dareemo inay xiniinyaha cuslaadeen oo guskana buuxo markaas inuu galmo sameeyo, walib waxaa fiican inuu istiin dheer sameeyo oo biyaha dhamaantooda usoo degaan hoose.
Biyaha noocaas ah marka ay naagta u galaan waxaa jirayso rajo weyn oo dhalmo keeni karta, haddii Alle idmo.
 
Raga siigada badan iyo dhalmada?
 
Waxaa is weydiin mudan raga maxaa ka daciifiya biyaha? waxaa la sheegaa raga siigaysta oo mar kaste biyaha iskasaara inay biyahooda daciifayaan xataa hadday cunayaan cuntoooyinka kacsiga raga u keena.
Marka haddaad rabto biyo tayo leh iska ilaali inaad siigaysato maxaayeelay siigada dhib weyn ayay u keenaysaa ninka guska ayaa ka jilcaya waxay ku ridaysaa biyo bax degdeg ah, biyabaxa degdega wuxuu reebaa raaxo macaan inuu qofka helo sidoo kale waxay qofka biyaha ka baxayaan asoo guskiisa dansan tahay.
 
Naagta maxaa laga rabaa marka biyaha lagu shubo
 
Waxaa fiican naagta haddii ay rabto inay uur qaaddo dhabarka inay ku seexato lugaha ay kala warto ninka inuu guska wada galiyo asoo si fiican u taagan, marka uu gaarsiiyo minka afkiisa biyaha inuu ku daayo markaas inuusan kasoo kici korkeeda waliba inuu sii istiimiya asoo guska siilka ugu hayo biyaha meel fog ayay gaarayaan markaas,
 
Galmada kadib naagta maxaa laga rabaa inay samayso?
 
Marka uu biyaha ku shubo oo uu dhamaysto oo muddo yar sidaa ugu kor jiifo waxay isku dhejinaysaa labada bowdo si ay biyaha meesha ugu hayso, xataa hadday soo daataan muddo kadib wax dhib ma laha, waayo marka hore ayaa ugu muhiimsan inay siilka wada galaan.
 
Galmada ugu fiican oo dhalmo lagu heli karo
 
Waxaa ugu fiican saan soo sheegnay galmada jiifka naagta inay lugaha kor u qaaddo ninkana ku kor seedxo, in kastsoo qaab kaste ay uur ku qaadi karto haddana qaabkaas ayaa la sheegaa inuu ugu fudud yahay.
 
Naagta kaadi ma aadi kartaa xiliga galmada kadib
 
Naagta haddii biyaha lagu shubo oo ayna rabto inay uur qaaddo waxaa fiican inay sugto hadday kaadi qabato, waayo waxaa laga yaabaa inay biyaha durba soo daataan oo ay aadi waayaan ilmagaleenka ama minka, sidoo kale naagta markay kaadida iska dhaqayso waxaa furmaya siilka afkiisa biyaha way soo daadan karaan marka waxaa fiican inay sugto wax yar.
 
Galmada dhalmada astaan gaar ah ma leedahay ?

Raga qaar way dareemaan sidoo kale dumarka galmada uurka keento., waxaa la sheegaa naagta marka ay ku dhacaan biyaha uurka keenaya jirkeeda oo dhan waxay ka dareemaysaa caajis isla markii masoo kici karto sidoo kale ninka wuxuu dareemaa in culeys weyn ka degay,galmada uurka keento calaamadaas ayaa ugu muhiimsan marka laysku arko inta badan uur ayaa dhacay.
 
Naagaha buuran iyo kuwa caatada ah yaa dhalmo badan?
 
Kuma xirna buurnaan iyo caatanimada dhalmada naagta, dhalmada waa arsaaq Alle bixiyo wuxuuna ku arsaaqaa qofkuu rabo kuma xirna caato iyo cayil, naagaha buuran waxay u dhalaan sida dumarka caatada ah, madhalaysnimada sababo kale badan ayaa keena ee kumaxirna jirka iyo quruxda iyo cayilka iyo caatanimada. 

Sidoo kale biyaha shahwada haddii ay gaaraan siilka gudihiisa iyagoo aan muddo badan kasoo wareeganin oo aan ahayn biyo meel lagu keydiyay  uur ayay keenayaan, laakin haddii hawada marto oo ay dhalaalaan oo muddo dheer ay kasoo wareegato biyahaas fuunto ayay noqonayaan uur ma keeni karaan, laakin haddii lagu keydiyo qaboojiye waxaa laga yaabaa muddo dheer kadib xataa inay uur keenaan, sida bangiyada manida aduunka ka jira oo kale oo gaalada ay sameeyeen, biyaha raga ayaa lagu keydiyaa kadib dmarka u baahan yaa lagu shubayaa waa sida sinada oo kale waayo naag aadan qabin biyo ama galmo waa kaaga xaaraan, taas waxay noqonaysaa ubadka oo lagu cayaaro.
 


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post