Haweeney soomaaliyeed oo Canada lagu dilay




 Dad soomaaliyeed oo ku nool dalka Canada ayaa usoo baxay banaanbax weyn oo ay ku cambaaraynayaan dil loo geeystay gabar soomaaliyeed lagu magacaabo Hodan Xaashi.
Ilaa iyo hadda lama oga sababta loo dilay gabdhahaas, waxay doonanayaan dibadbaxayaasha in baaritaan lagu sameeyo dilka Hodan.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post