Siyaasiga xaalkiisa doorashada kahor iyo doorashada kadib

 

Siyaasiga wax ka baan badan waa la waayay, wuxuu waligiisa ku dadaalaa siritaanka shacabka, waxaa la dhahaa dadka siyaasiyiinta waa sida daayeerada oo kale markay dhergaan beerta ayay halleeyaan markay gaajoodaanna way cunaan.

Qofka siyaasiga marka la doorto wuxuu ka fikiraa si uu lacag u samayn lahaa, wuxuu eegaa kaliya dantiisa.

Waayo roorashadaba wuxuu uasoo galay shilin raadis.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post