Gabar Soomaaliyeed shahaado ka guddoomaysaa madaxweynaha Turkiga

 


 

 Waa gabar soomaaliyeed oo sarkaal ah waxaa la guddoonsiinayaa shahaado qalinjabin waxaana gudoonsiinaya madaxweynaha turkiga Rajab Dayib Ordogaan


Waa gabar baratay aqoonta la xiriirta ciidaanka iyo askarinima.

Sida la og yahay dalka turkiga wuxuu ka mid yahay dalalka aad ugu howlan soomaaliya, waxaa la dhihi karaa dowladda turki in soomaali meel weyn ay ka istaagtay.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post