Sababaha raga ay u jecel yihiin dumarka cadcad


 Gabadha cad waxaa la sheegay inay kasoo jiidasho badan tahay tan madow ama mida maariinka ah. 


Waxaa la sheegaa inay dareemayso inay tahay gabar qurux badan, kalsooni ayay siinaysaa taas xiliga raaxada

Sidaa awgeed dumarka ay is cadeeyaan, naagaha marka ay cad yihiin qurux ayaa lagu tilmaamaa, naag madow waxay dareemaysaa inaysan qurux badnayn.

Taas waa dhaqanka dadka madow waxay dareemaan naagahooda inaysan quruxoonayn sidaa awgeed waxay raadiyaan daawada jirka lagu cadeeyo.

Waxay marsadaan diyaana, dumarka soomaalida sheekada noocaas ah way kusoo badatay.

Waxaa kaloo jira raga marka ay u galmoonayaan dumarka cadcad qooq culus ayay dareemaan.

Marka adiga maxaad ka heshaa naag cad mise naag madow?

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post