Guurdoon garoob iyo gabar dibada ku nool


Sida la og yahay guurku waa mustaqbal qof kaste uu raadinayo, Gabar kaste waxay raadinaysaa guur fiican inay hesho, guurka fiican waxaa lagu heli karaa nin wanaagsan oo dumarka qadarinaya oo nolol fiican raaxo leh la wadaagayo.

Dookha dumarka xaga guurka

Waxaan shaki ku jirin dumarka inay ku kala duwan yihiin dookha, naag waxaa jirta eegta ninka lacagtiisa, naagna waxay eegtaa ninka quruxdiisa, naagna aqoontiisa, haddaa quruxda ninka iyo aqoonta ninka iyo lacagta ninka ayay ku wareegsanaysaa arrinta oo dhan.


Markuu guurka fashilmo oo gabadha ay ka weyso ninka ay guursatay waxa ay rabtay, furiin baa imaanaya, furiinka markuu imaado niyadjab iyo kalsooni daro ayay ka qaadaysaa markaa nin kale kuma degdegayso, waayo waxay u malaynaysaa ninkii hore inuu la mid yahay ninka kale oo iyada guurka kasoo doonay.


Yurub iyo furiinka badan

Naagaha yurub ku nool badankooda waa garoobo, taasna waxaa keenay sababo aad u badan laakin waxaa ugu muhiimsan labo sababood, mid waa dhaqaalaha midna waa raaxada sariirta.

Sababta dhaqaalaha aad baa laysugu furaa, taasna waxay ka dhalataa lacagta labada qof soo gasho ama lacagta ceyrta oo caruurta la siiyo, ninkii wuxuu rabaa inuu isaga lacagtaas maamulo, naagtiina waxay aaminsan tahay inuu ninka shaqo ku lahayn, maadaama ay dawoladda bixiso lacagta ceyrtam, iyada iyo ninka lacagta way ka siman yihiin, marka laysku dagaalo ceyrta furiin baa dhacoo naagtii sidaas ayay garoob ku noqonaysaa.


Sababta labaad waa raaxada sariirta, dumarka soomaalida marka soomaali la joogay raaxada sariirta aad uma qiimayn jirin, kamana heli jirin galmada qaababkeeda kala duwan, laakin marka yurub lasoo galay waxaa la arkay filimada gaalada markaas ayay damceen nimanka inay u sameeyaan wixii filinka ay ku arkeen, waxaa ka mid ah laafida siilka iyo inay guska dhuuqaan, wasmada futada waxaas oo aan dhaqanka soomaalida lagu aqoon jirin laakin yurub ayay ku arkeen markaas ayay ragooda ka dalbadeen, raga badankooda waxaas ma jecla sidaa awgeed furiin ayaa dhacaya, dumarka garoobada yurub ku nool oo guurdoonka ah sidaas ayay garoob ku noqdeen lacag ama sariir.


Facebook iyo Whatsapp ayay raga ku gaadaan

Dumarka noocaas ah waxay u badan yihiin dumar waaweyn oo dhaafay 35 sano qaar xataa waxaa jira 50 galay, waxat raga ku gaadaan Facebook shukaansi ayay usoo galaan, hablaha baraha bulshada ugu badan waa garoobada ceyrta qaata oo kacsi ka batay, waliba qaar Afrika ayay soo aadaan ninka ay la sheekaystaan ayay raaxo kasoo raadiyaan si ay u tijaabiyaan inuu ku dheereeyo cayaarta sariirta iyo in kale, sheeko waxaa jirto naagta 40 jir ah ayaa nin wadaad ah ugu timid wadan ka mid ah wadamada Africa, naagtii ninkii waa lagu mehriyay, waxaa la sheegay wasmo kama dhergeyso biyabaxeeda sariirta ayuu qoyaa siilkeeda aad buu dhacaamaa marka wasmada lagu bilaabo ma dheregto xataa ninka waxay ku tiri futada iga was, wuu ka diiday.


Marka hablaha guurdoonka ah aad bay ugu badan yihiin Yurin iyo America, waxayna xiiseeyaan raaxada gogosha.

Sheeko guurdoonka ku soobsan

Waxaa jirtay gabar guur diyaar u ah oo ku nool dalka Yurub waxay u timid wiil Africa ku nool, gabadhii waxay iska dhigtay inay gabar tahay, laakin dhab ahaantii garoob ayay ahayd, ninkii mrakuu jeclaaday oo ay aragtay inaysan ka maarmin ayay u sheegtay inay tahay garoob ninkii aad buu uga naxay, laakin jacayl buu u qaaday oo uusan kasoo noqon karin.


Marka dumarka waxay sameeyaan marka ay ninka rabaan waxyaalo aan la filanaynin, marka hore jacayl ayay ku abuuraan, marka uu jeclaado oo ay calaamadaha jacaylka wejigiisa ka arkaan, ayay dhabta u sheegaan.


Quruxda iyo Guurdoonka

Gabdhaha guurdoonka quruxda ayaa caawisa gabdha hadday tahay gabar qurux badan degdeg ayay guur ku helaysaa waayo raga badankooda quruxda ayay tixgaliyaan, inakastoo raga yurub u baahan oo safar niyadda ugu jiro aysan quruxda tixgalinin laakin mida quruxda leh waxay ka qiimeeyaan midda foolxumada ku habsatay.


Hablo badan ayaa ku nool yurub soomaali ah oo da' ah oo caruur leh hadana garoob ah , xataa qaar caruurtooda way weynaadeen oo guur ayay gaareen. 



Teeda kale dumarka guurdoonka waxay leeyihiin astaamo lagu garto naagta haddii ninka ay guur ka rabto isla markii ayay usoo bandhigaysaa laakin haddii ay gaabsi ka rabto guur oo dhan kuma soo qaadayso.

Marka guurka calaamo ayuu leeyahay waana inay ninka iska ilaaliso. laakin mid kale sida dhilo oo kale ayay u dhaqmaysaa.

1 Comments

Post a Comment
Previous Post Next Post