Nin Soomaali oo labisan dhar yahuuda caan ku ah

 Ninkan dharka uu xiran yahay waxaa xirta yahuuda waliba kuwa diinta ku ad'adag.


Waa dhar diineed wuxuu xiran yahay sidoo kale koofiyada yahuuda ay xirtaan marka ay booqanayaan meelaha ay ku cibaadaystaan

Waxaa su'aal mudan soomaalida ma yahuud ayaa ku dhex nool ? Yahuuda falasha oo Itoobiya daga iyo soomaalida xiriir miyaa ka dhexeeyo.

Beelo soomaali oo yahuuda galo miyaa jira?

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post