Gabar sheegtay in dabayl ay uuraysay arrin la yaab leh

 Gabadhan waxay u dhalatay dalka Indonesia waxay sheegaysaa in hawada ama dabaysha ay uureysay.
Booliska dalkaas ayaa baaritaan bilaabay oo ku saabsan uurka gabadhaaas.



Sida ay sheegayso waa wax yaab badan leh oo aysan dhici karin caadi ahaan.M
Mucjiso ayay noqonaysaa haddii ay sidaas dhacdo waa arrin ilaa iyo hadda lala yaaban yahay.

Waxay ku tiri booliska anoo qolkayga fadhiya dabayl ayaa soo gashay siilka ayay iga afuuftay waxaan isku arkay caloosha oo aayar aayar usoo weynaanayso waxaan ka dareemayay xanuun,  ilaa aan cunug ka dhalio. 

Dadka aqoonta leh waxay leeyihiin haddii ay arrintaas run tahay oo ay sidaas uur ku qaaday iyadoo siigaysanayso ayaa shydan ama jin ka faa'ideysay maraas ayuu uureeyay.

Jinka mararka qaar naagta wuxuu isku dayaa inuu waso naagaha qaar jin ayaa ku raaxaysto sixir xataa waa noqon karaa.

Waxaa kaloo dhici karto in daroogo ama khamro la siiyay iyadoo maskaxdeeda maqan tahay nin kufsaday oo marka sidaas uur ku qaadday.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post