Soomaalida waxay caan ku yihiin dhar gaar ah oo loo yaqaano aliindi dharkaas waa dhar ay sameeyaan dadka soomaaliyeed.
Dumarka ayaana u badan waa dhar adag oo qurux badan.
hadaba sawiradan waxay kuu cadeynayaan dhaqanka dumarka soomaaliyeed marka ay nolol maalmeedkooda bursanayaan.
hablaha marka la guursado sida ay raga ugu adeegaan .
marka gabadha soomaaliyeed qaabka ay u labisato.
Ninka marka uu guur rabo wuxuu eegaa gabadha siday tahay iyo dhaqankeeda haddii uu ka helo wxuu ka doonayaa aabaheeda kaas waa dhaqanka soomaalida ay ku dhaqmaan.

.jpg)
.jpg)

.jpg)
.jpg)
.jpg)
.jpg)

.jpg)
.jpg)
.jpg)
.jpg)
.jpg)
.jpg)