No title



 Qishka imtaxaanka wuxuu iska noqday wax dabiici ah, dhalinyar badan ayaa qish lagu qabtay imtaxaanada ka socda dalka.

Waxaa la qabtay dhowr wiil oo taleefanka dusha kusoo dhejistay.

Qisha waxaa u keena dhalinyarada wax akhris la'aanta iyo tarbiya xumada, cunug maanta oo dhan facebook ku jiro oo naago shukaansanaya muxuu baran karaa.





runtii waxyaalaha ugu yaabka badan waxaa ka mid ah dhalinyarada oo aad u liito oo aan waxba garanaynin, dhamaantooda qish ayay ku nool yihiin sawirada ayaana ku tusaya.

Badankooda waxay daawadaan filimada wasmada filinka wasmada wuxuu ka tirtiraa maskaxda arday darsiga ay akhriyeen maskxada waxaa ka galaya naag qaawan wuxuuna ku fikirayaa siduu ku siigaysan lahaa , siigada waxaa la og yahay maskaxda inay dhibayso.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post