Nin 93 jir iyo gabar 20 jir oo is guursaday

 


Maxamuud Warsame oo 93 sanno jir iyo gacalisadiisa Sacdiya Ciise Ayaa ku aqal galay degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho.





Dad badan ayaa la yaaban arooska noocan ah, taasna waxaa keenaya isbadalka dunida iyo rogmashada dhaqanka, dad badan ayaa laga yaabaa inaysan wax xun u arkin markuu ninka naag la tunto ama xaaraan uu ku haysto ama saaxiib hadduu ka dhigto laakin marka guur la sheego taas waxay noqonaysaa in uu dunida oo dhan soo gaddiyay, waxaa la oran gabar yar ayuu guursaday asoo da'daas ah.
laakin waxaad ogaataa gabadha haddii ninkaas ay sidaas ku oggoshay adiga dhex ka jirow maxaa kaa dhigay wax aan laguu dirsanin maxaad u galaysaa.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post