Sawirada salaada ciida addis ababa itoobiya

 Salaad ciid lala yaabay ayaa ka dhacday magaadala addis ababa ee dalka itoobiya, waxaa kasoo qaybgalay dad aad u badan waxaad ka arki kartaa sawirada halkan aan kuu soo dhignay.




sida la og yahay itoobiya waxaa ku nool muslimiin aad u badan waxaana u badan dadka soomaalida iyo oromada oo iyagana walaalo ah, sidoo kale qowmiyado kale muslin ah ayaa jira

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post