HomeNews Sawirada salaada ciida dalka Masar oo aad loola yaabay Tuesday, May 03, 2022 0 Salaad ciida sawirada laga soo duubay 2022 waa sawiro qofka muslinka farxad galinaya, sawiradaas tusaale ahaan kuwa masar ayaa halkan kaaga muuqda goobta waa magaalada qaahira ee dalka masar.kumanaan ayaa kasoo qeygashay salaada ciida alfidr ee barakaysan sawirada waa qurux kaliya daawasho wacan Tags: News warar Facebook Twitter