Gabar geeljire ah qofkii guursado

 


 Waxaa la sheegaa dumarka ku nool baadiyaha ama miyiga inay ka adkaysi badan yihiin dhinac walba kama daalaan shaqada guriga iyo tabiyada ubadka.

Sida la sheegay dumarka magaalada ku koray wax ka caajis badan lama arko.

Haddaba waxaa ugu adag haweenka geeljiraha ah maxaayeelay sabar iyo adkaysi ayay leeyihiin, naagta markay sabar leedahay ninka si fiican ayay u fahmi kartaa.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post