Muuqaalada abwaan naciimo qorane sawiro xul ah


 

 

Baraha bulshada waxaa la hadal hayaa abwaan naciimo qorane in video qaawan laga soo qaaday ama muuqaal dhar la'aan ah, wax badan ayaa arintaas la wadaa.

dhalinyarada ayaa arrintaas baraha bulshada ku wadwada taas haday dhab tahay waxaad ogaanaysaa soomaali in la dhaqan rogi rabo, waxaana ka dambeeya dowlad isku sheegta oo rabta dadka inay ka mashquuliso dhibka dalka ka jira, dhalinyarada ayay ku mashquulinaysaa waxyaabahan oo kale.

waxaa dhacday maalmahaan dad badan oo facebook soo galay oo ka sheekaynaya waxyaalo xunxun sidoo kale dagaal iyaga isku haya waxaa ka mid ah ninka la dhaho sheekh shantaay oo weerar lagau hayo dumar badan ayaa soo caayyay isagana wuxuu u gooddiyay dumarka isaga soo caayay.

canab quween sheekada qabsatay waa la wada garanayaa, marka abwaan naciimo qorane muuqaal qaawan oo jirkeeda muujinaya in dadka lagu mashquuliyo wax sahlan ma aha.














 

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post