Cuntada macaan iyo raaxada sariirta xiriirka ka dhexeeya


 Xaaska marka ay tahay xaas khibrad u leh cuntada ninkeeda waxay ka dharjinaysaa labada af afka hoose iyo afka kore, illeen labada af way isku xiran yihiin.

Ninka marka cunto macaan  la siiyo shaqo fiican ayuu sariirta ka qaban karaa, raga bada cuntada naqada leh cunaya raaxada sariirta kama dhargaan.

siiba cuntada ka kooban burutiinka sida hilibka iyo malaayga iyo ukunta.



dumarka waa inay ragooda ku dadaalaan haday rabaan raaxo macaan badan iyo shaqo culus shiiirka banaanka keenayso.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post