Sawirada Rooble asoo cunug yar ah

 Maalmahan waxaa aad u faafsan sawiradan oo ah sawirada rw rooble markuu yaraa, taas waxaa keenay marka dad badan ay farmaajo ku tilmaameen inuu yahay qof magaalo ku koray rooblana uu yahay qof reer miyi ah oo aan wax sawir laga haynin yaraantiisa.


 Sawiradan rooble isagoo yar waxay jawaab u yihiin kuwa Farmaajo laga faafiyay yaraantiisa.

Labada koox way isku dhegan yihiin waana dagaal qabyaalad oo dadban.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post