Madaxweynihii ugu horeeyay ee Soomaaliya Aadan Cadde (AUN) iyo Madaxweynihii hore ee Masar Gamal Abdel Naasir

 First Somali President Aden Adde (AUN) with the late Egyptian President Gamal Abdel Nasser in Cairo in the 1960s. President Aden Adde is seen here having a jovial time with the son of President Gamal Abdel Nasser.


 Madaxweynihii ugu horeeyay ee Soomaaliya Aadan Cadde (AUN) iyo Madaxweynihii hore ee Masar Gamal Abdel Naasir oo ku sugnaa Qaahira 1960-meeyadii. Madaxweyne Aadan Cadde ayaa halkan lagu arkayaa isagoo waqti kaftan ah la qaadanaya wiil uu dhalay Madaxweyne Gamal Abdel Naasir.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post