Dabkii ka kacay hargeysa yaa ka dambeeyo

 Dab xooggan ayaa ka kacay xalay magaalada hargaysa wuxuu ahaa dabkii uu weynaa wuxuuna geystay khasaaro aad u bada.


 














Sida ka muuqata dabkaas ma aha dab caadi u kacay waxay u badan tahay in laga dambeeyo dabkaas waxaa ka dambeeya dadka raba inay somaliland hoos u dhacdo waana la ogaan doonaa dadkaas inshaa Allaah

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post