Kooxda lacagta kusoo qaatay inay bulshada fusuq ku faafiyaan



 Dadkan aad u jeeedo oo caanka ka ah baraha bulshada waa dad loo soo adeejiyay si ay bulshada soomaaliyeed u lumiyaan oo akhlaaqa kaga cayaaraan.


Dadkan adduunka meelo badan ayay ka joogaan soomaali kaliya ma aha carabta iyo umado kale ayaa laga helayaa oo sidan u dhaqmo, waxay iska dhigaan inay yihiin dad is qaba bisha april intaan hadda sawirka kaaga muuqa way is fureen taas macnaheeda waa in laga dhigayo furiinka iyo guurka inaysan qiime lahayn waa wax iska caadi ah, waxaa lagu sirayaa dadka waxmagarata ad oo da'da yar sidaas ayay u dhaqamayaan.

Teeda kale marka aad daawato muuqaalada ay soo galiyaan baraha bulshada waxay ka hadlaan galmada iyo gogoldhaafka family dhex maro, midan balbalaarka la dhaho waxay ka hadashay arrin aysan ka hadli karin gabar soomaaliyeed muslin ah waxay ka sheekaynaysay guska walaalkeeda inuu weyn yahay, taas macnaheeda waa dhanbaal loo dirayo jiilka d'yarta dhanbaakaas oo ah walaal;ihiina u dhuunta oo fiiriya cowradooda.

Marka aad aragto sida ay isugu dhagdhagayaan marka ay muuqaal soo duubayaan waxaas oo dhan waxaa laga qaadanayaa in dadkan laga dambeeyo, ma foga inay filin wasmo soomaali ah soo duubaan oo ay sidaas bulshada ku baraan xumaanta iyo isfuulka.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post