Ilhaan Omar oo iyo Cimraan Khaan oo kulmay sawiro


 Wararka ka imaanaya dalka Pakistan waxay sheegayaan in kulan dhex maray rasisulwasaaraha hore Pakistaan Cimraan khaan iyo xildhibaanada koongareeska maraylkanka asal ahaan soomaali ah.
Waxaa la sheegay in maalmahaan aad u xumaadeen calaaqaadka ka dhexeeya maraykanka iyo Cimraan khaan.


 

 


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post