Qabuuraha dunida ugu weyn oo 5 malyan qof ay ku duugan yihiin

 Goobtani guryo maahan ee waa qabuuro ku yaalla Ciraaq, kaas oo la sheegay inuu yahay kan ugu weyn dunida ee dad lagu duugo. Waxa loogu magacabaa Waadigii Nabada. Dad kor u dhaafay 5 malyan oo qof ayaa ku duugan. intooda badan waxaa la dilay xilligi uu socday duulaanki Ciraaq.


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post