Gabdho soomaaliyeed ku biiray ciidanka xooga dalka sawiro



 Dumarka soomaaliyeed oo maalmahaan xamaasad ka hayso inay ku biiraanka ciidanka militariga soomaaliyeed, laakin waxaa laysku haystaa dumarka soomaaliyeed jir ahaan ma awoodaan inay ciidan noqdaan, maxaayeelay jirka dumarka soomaaliyeed wuu kala daadsan yahay dabow weyn ayay leeyihiin inta badan taasna waxay keenaysaa inay daalaan marka la ordayo ama marka tababar lagu jiro.




Post a Comment (0)
Previous Post Next Post