Dadka jareerta qabiil ku caya maxay yihiin

 Dadka dhahaya Jareer liita ayey guursatay waa dad la yimid ficil lamid ah afcaasha gaalada lagu yaqaan, waana cunsuriyiin


Nebi muxammed scw wuxuu yiri 😍
إثنتان في الناس هما بهم كفر
Labo✌arrimood oo dadka ku sugan
waa labo arrimood oo gaalnimo ah oo dadku ay ku shaqaystaan ama ay ku dhaqmayaan
Afcaasha gaalada lagu yaqaanno ayey kamidtahay
Axadkii xalishaana diinta islaamka wuu uga baxayaa,
Axadkaan xalilanin wuxuu la yimid afcaalul kuffaar, af caasha gaalada ficil lamid ah ayuu la yimid, maxay kala yihiin,?
الطعن في النسب
Nasabka oo la iska dacniyo oo la iska duroh
Reer hebel waa laangaab wax dadkooda la guursado maleh iwm sida catoosh yare loola dhaqmay, (durid)
والنياحة على الميت
Iyo meydka oo loo kheyliyo Marka oow dhinto la baroortoh oo la sabri waayo oo dulqaad dadka laga waayoh.
Marka ilaahay aan kabaqno muslimiinta yaan la durin nasabkooda waxaa noogu fiican kii noogu alle kacabsi badan.
Rawahu muslim. Ku salli xabiibka scw

 


 Hassan Amiir

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post