Catoosh yare xaaskiisa: Ninkeeyga ii dhaafa Waa nin rag ah wuuna ii qalmaa

 "Ninkeeyga ii dhaafa. Waa nin rag ah, wuuna ii qalmaa. Anigaa siduu yahay ku dooqday, waxaana inaga dhaxeeya jaceyl mudo soo jiray. Fadlan joojiya waxaad nagu wadaan"




"Jileec iyo jareer ilaahee ayaa abuuray. Waana isguursanay".
"Alx. Idinka guursads gaar ahaan gabdhaha iyo raga wax ka sheegaya ninkeeyga catoosh yare"

Maslaxo Saalax Suleymaan oo ah Xaaska Catoosh Yare ayaa cabasho idinka ah. Waxeyna codsatay inaad ka joojisaan hadalada naceebka Ah. (1/2)

Waxa aan la yaabay dadka Soomaliyeed qeyb ka mid ah, gabdhaha Soomaliyeed waxaa guursaday Kenyan aan waliba muslin aheyn oo aan meher ku dhalan & Jamaican, hadana waxa aan rabnaa in aan cunauriyeyno qof Somali ah, hadana muslin ah. Maxay ku kala duwan yihiin wiil kaas & gabadha.
waxa ay yirahdeen awoowayashii ayaa baqti cunay, waxa aan ku iri nin kaan Kenyan ka ah 7 bilood ka hor waligi ma cunin wax aan baqti aheyn, meher kuma dhalan, waxa uu igu yiri dofaar ka ayaa hilibka ugu jeclaa, gabadhinana waa siney saan lakiin Somaliga ah gabadhiina ma sineysaan

 

 

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post