Naagtiis camera sir ayuu qolka jiifka ugu xiray




qiso dhab ah nin ayaa wuxuu yiri naagtayda ayan ka shakiyay mar kasto aan ka rabo siirta way i diidaysaa waxay igu oranaysaa waa xanuun sanahay mar waa caajisanahay marba si labo sano sidaas ayay ahayd waxaan ku fikiray inaan kaamira qarsoon qolka jiifka aan ugu xiro, markaa ugu xiray isbuuc kadib camerada waxaan ku arkay waax la argagaxay nin isla xaafada ila degan dhalinyar ah ayaa xaaskayga galmo la samaynayay hadann waxaan rabaa inaan iska furo.



sheekada nocan ah aad ayay dhacdaa xumaanta ayaa soo batay naagihii baraha bulshada ayay ku halabeen.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post