Xafladaha arooska ayaa la dhahaa waa waxa hablaha soomaaliya u labistaan waxaa la sheegaa naagaha soomaalida aad bay ugu labistaan xaflad aroos marka ay jirto lagama yaabo inay ninkeeda dhar fiican u xirato marka ay aadayso aroos ama ma axaflada waxay qaadanaysaa dharka ugu qurxoon, taas waa dhaqan ku dhex faafay