Raga may ugu sheekeeyaan naagaha kale naagahoodana kama helaan taas
maxaa keenay, waxaad ogaataa guurka wuxuu u baahan yahay cusboonaysiin
ninka iyo naagtaba waxay u baahan yihiin inay mar kasta jacaylkooda
cusboonaysaan lama rabo naagta inayninka ka mashquusho xitaa haddii ay
dhashay10 caruur ninka marka ay naagta ka mashquusho wuxuu raadinayaa
naag kale uu u sheekeeyo taas waxay keeni kartaa in gurigiisa ka dumo
marka xaaska waxaa looga baahan yahay sidii ay u ilaalin lahayd
gurigeeda inaysan ka mashquulin saygeeda.
waxaad dareemasaa arintan inay wax yar ahayn marka si dhab ah loo eego sheekadan oo hadda naago badan ay ka cabanayaan oo ay leeyihiin rageena marka naagokale ay arkaan aad bay ugu baxdaa sheekada marka uu guriga soo galona waxaad moodaa nin xanuunsan inta uu sariirtiisa aado ayuu is duuduubayaa, marka saan soo sheegnay dhibka wuxuu ka imaan karaa labada qofba waxaa laga rabaa naagta inay dareento raga waxa ay rabaan hadalka macaan cusboonaysiinta sheekada jacaylka ilmaha intaad seexiso ayaad sidii hore oo kale u shumaaminaysaa shukaansiga dhabta ah la gal ninkaaga.