Calanka aad bay uga dambeeyaan dadka soomaaliyeed marka lagu nool yahay dibadda, sida la ogyahay calanka wuxuu astaan u yahay dalka lagu nool yahay marka haddii arinta sidaas ay tahay sow ma fiicna in laga fikiro wixii dalka ka reebi lahaa dhibaatada ama sheekada calanka iyo qurbaha waa sheeko xariir