Sifada aad ku ogaan karto naagta guriga dhaqan karta
0
Marka laga hadlo gabadha guri dhaqi karto ama maamuli karto waxay noqonaysaa midda degan oo sirta qarin karta oo aan la soo dirdiri karin iyada iyo ninkeeda sida la rabay isu fahmi kara, naagta noocaas ayaa habboon oona guri maamuli karta haddii naag aysan sidaas ahayn ka carar ha guursan.