Maxaa iska badalay hablaha u dhoofay dalalka cadaanka

Hablaha soomaaliyeed marka ay u dhoofeen dalalka yurub dabeecadahooda maxaa is badalay ma taqaanaa?
marka hore xaga labiska qaar badan ayaa is  baddalay qaarna dhaqankooda ayay ilaaliyeen 

xagga cuntada qaar way naceen inay cunto kariyaan waxay ka doonaan makhaayadda
xagga raaxada guriga qaar way ku waasheen qaarna way iska fureen ragga
xagga ilmaha qaar ilmahooda ayay waayeen qaarna way ilaaliyeen







Post a Comment (0)
Previous Post Next Post