Qisooyinka jacaylka marka aad akhrinayso waxaad arkaysaa waxyaalo kaa
yaabinaya sheekada qays iyo layla oo kale oo u dhintay jacayl , laakin
runtii jacaylka wuxuu ku xiran yahay samankan lacag ninka lacagta leh
ayay dumarka jeclaadaan ninka waxba haysanin waa ku daayay, taas waxaad
ka garan kartaa bulshada soomaaliyeed, waxaa la sheegaa sheeko yaab
badan oo ka dhacday dal ka mid ah dalalka carabta taas oo ah nin
soomaali arday ah ayaa wuxuu iska dhigay nin ka ymid yurub markaas ayuu
bartay gabar isla magaalada dalkaas degan gabadhii ninkii aad bay usoo
dhoweysay wuxuu geeyaya makhaayad fiican aad bay u sheekaysteen xitaa
waxay u ogolaatay inuu ku raaxaysto marka uu dantiisa ka gaaray ayuu u
sheegay inuu degan yahay magaalada iyadu ay deagn tahay oo uuna ahayn
dadka yurubta ka yimid markaas ayay naxday waxay ku tiri waad i
khayaantay tuug baa tahay , markaas ayuu ku idinka ayaa inooga horreeyay
khiyaanada raga yurub ayaad dan ka leedihiin.