Quruxda waa dooq dadba si bay u arkaan hablaha soomaaliyeed quruxda sidey u arkaan tolow?
waxaa jira sheeko ay ka sheekaystaan marka ay gabdhaha soomaalida isla joogaan waxay is weydiiyaan gabarba midka ay ka hesho waxaa la sheegay inta ay sheegaan waa sifooyinkan:
- nin dheer
- nin timo jilcan leh
- nin aqoon leh
- nin caato daran ahayn buurnaan daranna lahayn
- nin romantik ah oo jacaylka tixgaliya
qaar waxay ku daraan nin hanti leh