Maanta marka aan ka hadalno shacabkeena qaaliga ah lama soo koobi karo dhibka lagu hayo, soomaalida aad baa loo burburin rabaa waxaa la rabaa dhaqanka in laga baddalo waad ogtihiin furiinka inuu soo batay, dalka dad badan ayaa yimid ka shaqaynaya xumaanta inay ku faafiyaan, wax kasta maanta dalka ka dhacaya waad wada ogtihiin.
ma ogtahay inay ku xiran yihiin dhaqanka iyo dalka, qaybinta soomaali la sii qaybinayo waa arin aad u xun