Xasan Sheekh oo Dhaqaale iyo Hub ku taageeray Colaada iyo Dagaalka Isbaheysiga Argagixisadu ku hayso Shacbiga Gaalkacyo
Waa Diwaan qoran Taageerada Dhaqaale iyo mid Hub ee Xasan Sheekh mudada 4-ta Sano ku taageerayey Isbaheysiga Argagixisada ee Dagaalka ku haya Shacbiga Gaalkacyo.