Sacuudiga oo cadow ku ah Soomaaliya akhri sirtan

Sacuudiga oo cadow ku ah Soomaaliya akhri sirtan
Sir ayaa soo fakatay sheegaysa dowladda sacuudiga inay ka dambayso dhibaatada soomaali ku jirto laakin dadka waxmagarata ah waxay u qaateen inay tahay dowladda sacuudiga dowlad diinta u adeegayso laakin waa dawlad xiriir weyn la leh yahuuda iyo marykanka waa dadka maanta burburinaya dalal badan sida ciraaq iyo suuriya iyo yaman marka somali waxay u arkaan dad muslin dhab ah marka waa inay ka takhalusaan, sirtan waxay ka hadlaysaa badda somaliya inay dowladda kula safan tahay dalka kenya waxaa kaloo ay sheegaysaa waqraddan in soomaali lakala qaybiyo waa tan arag:
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post