Sheekada luuqa facebook oo si xun u soo darsatay raga badankooda waxay bilaabeen inay gabdhaha luuqa ugu diraan sawiro qaab daran si ay u soo jiitaan, taas miyaa ragnimo ah inaad naag u dirto waxyaalo qaab daran oon afka soo maraynin waxaa ka mid ah waxyaalaha ay dadka u diraan cowrada oo qaawan waa wasakhnimo heer sare gaartay.